Operating Systems

Windows

Mac OS X

Linux

Webdesign

HTML

CSS

PHP

MySQL

Programming Languages

C

C++

Hordhac

Cilmiga Kombiyuuterka waa cilmi ballaaran, waxa uuna ka koban yahay qaybo badan. Waxa uu u qaybsamaa labo (2) Qaybood oo waa wayn waxa ayna kala yihiin: Software iyo Hardware.


Hardware waa qalabka uu ka kooban yahay Kombiyuuterka. Tusaale: Dhalada, Kayboard-ka, iyo muis-ka.


Software waa program-yada lagu isticmaalo Kompiyuterka. Tusaale: Operating Systems-ka, Office Suites-ka iyo Games-ka.

Hadaba waxaan web-kaan xooga ku saareenaa qaybta Software-ka. Waxaan si gooni ah xooga usaaraynaa qaybaha kala ah: Operating Systems, Webdesign iyo Luqadaha Programming-ka.

Cudurdaar:

Mareegta oo cusub darteed wili ku jirta hormarin, hadii aad ku aragtaan qaladaad xaga qoraalka ah ama Luqadda ah fadlan nala soo xiriir si aan u saxno, maxaa yeelay insaan ayaan nahay. Wixii talooyin ah waan soo dhoweyneenaa.